Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo dagaal xagga war baahinta loo marinaayo la gashay Proff. Axmed Ismaciil Samatar oo Wali ka tirsan Xisbiga KULMIYE iyagoo dhibsaday doodihii uu Gobolada ku qabtay ayaa waxa markale weerar qaawan ku qaaday Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada . Marwo Hinda Jaamac oo ka hadlaysay magaalada Burco ayaa weerar aflagaado ah ku casharisay Proff. Samatar .

Comments

comments