Juan Mata oo wadahadal la furay Madaxa fulinta kooxda Manchester United

Date:

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inaysan weli meesha ka saarin suurto-galnimada uu Juan Mata ku sii joogayo garoonka Old Trafford xilli ciyaareed kale.

Xiddigan khadka dhexe ee Spain ayaa heshiiskiisa waxa uu ku eg yahay bisha soo socota waxaana la la xiriirinayey isbuucyadii dhowaa inuu u dhaqaaqo doono kooxaha sida Barcelona iyo Juventus.

Mata ayaa ku guuldarreystay inuu ogolaado inuu heshiis cusub u saxiixo Red Devils, laakiin sida ay warinayso Jariiradda The Mirror 31 sano jirkaan inuu diiday inuu baxo xagaagan.

Guddoomiye ku xigeenka fulinta kooxda Man United ee Ed Woodward ayaa la warinayaa inuu Mata ugu yaaray xafiiskiisa kaddib markii ay Axaddii kooxda Man United ay guuldarro 2-0 kala kulmeen Cardiff City kulankoodii ugu dambeeyey ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedka.

31-sano jirkaan ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo mustaqbalkiisa maalmaha yar ee inagu soo aaddan.

Ander Herrera iyo Antonio Valencia ayaa horay loo xaqiijiyey inaysan kooxda Man United joogi doonin marka ay heshiisyadoodu dhammaadaan bisha soo socota ee June.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...