Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaaladii deg dega aheyd ee dhawaan madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyin ka tirsan gobalka Sanaag .

Maayar Ismaciil ayaa si adag uga soo hor jeestay  xaaladaas deg dega ah isla markaana ku sifeeyey mid dano gaar ah laga leeyahay

Sidoo kale Maayarka Ceerigaabo ayaa shaaciyey in uu ka tirsan yahay isla markaana uu taageersan yahay xisbiga Waddani