Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad degdeg ah kusoo rogay magaalooyinka Ceerigaabo, Ceel-afwayn iyo Gar-adag, muddo saddex bilood ah.

Muddadaasi ayaa waxaa halkaas ka shaqeyn doona amarka ciidamada oo kaliya,