Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa waxaa uu arrin lala yaabo ku tilmaamay heshiis ay xisbiyada UCID iyo KULMIYE ay si gaar ah uga wada gaadheen arrimaha doorashooyinka.

Siyaasi Cabdillaahi Geel-jire ayaa sidoo kale madaxweyne Biixi ku eedeyay in aanu shacabka Somaliland dhex u aheyn,