Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu isku koobay taladii dalka.

Cali Guray ayaa tusaale u soo qaatey hadii ay laba islaamood ay is qabsadaan in aaney dhamaaneen ilaa xafiiska madaxweynaha ay gaadho oo uu madaxweynuhu go’aan ka gaadho,