Somaliland: Colaad Markale Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Gobolka Sanaag Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Date:

Laba qof ayaa ku geeriyooday hal qof kale wuu dhaawac culus ayaa soo gaadhay ka dib markii colaad kale ka soo cusboonaatay deegaanka gobolka Sanaag.

Colaadan ayaa waxay ka bilaabmatay ka dib markii ah uu nin toogtay nin, waxaana islama markiiba ka fal celiyay dilkaasi mid ka mid ah beesha wax laga dilay waxaana uu toogay laba qof oo midna qudh baxay halka kalena dhaawaciisu culus yahay.

Deegaanka mashaqadu ka dhacday ayaa wax la yidhaahdaa Dharin Yaxye ka tirsan Godcaanood.

Xukumadda Somaliland iyo wasaaradda arrimaha gudaha ayaan ka hadal arrinkan wali,

Dhawaan ayay ahayd markii la soo afjaray colaad in muddo ah ka taagnayd deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...