Somalia: “Waxaan Dilnay Askar Mareykan Ah” Ururka Al-Shabaab

Al-Qaeda linked al-shabab recruits walk down a street on March 5, 2012 in the Deniile district of Somalian capital, Mogadishu, following their graduation. The walls of the former Shebab base in Baidoa, Somalia, are littered with rudimentary drawings of machine guns and tanks, a note reading "Fear God, don't write on these walls" and a sketch of an Al-Qaeda flag, homage to the rebel group's international allies. The crumbling building is now occupied by Ethiopian troops who nearly two weeks ago forced Shebab rebels out of Baidoa, their former Shebab stronghold and Somalia's third-largest city. AFP PHOTO/Mohamed ABDIWAHAB (Photo credit should read Mohamed Abdiwahab/AFP/Getty Images) ORG XMIT:

Ururka Al-shabaab ayaa war laga soo xigtay waxaa ay ku sheegeen in weerar madaafiic ah oo ay ku qaadeen saldhig ciidamada Mareykanku ku leeyihiin garoonka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose ku dileen saddex askari oo Mareykan ah.

Maalintii shalay ayeey aheyd markii Al-shabaab weerar madaafiic ah ku qaadeen garoonka Balli Doogle oo la sheegay in ay saldhig diyaaradu ka haadaan ku leeyihiin Mareykanka, hasse ahaateen maamulka gobolka Shabeellaha hoose iyo Mareykanka intaba wax war ah kama aysan soo saarin wali sheegashada Al-shabaab.
Mareykanka ayaa waayadii ugu danbeeyay joogteeyay duqeymaha ka dhanka ah Al-shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka mid ah meelaha duqeymaha ugu badan ay ka dhacaan ee lagu bartilmaameedsado Ururka Al-shabaab.

Comments

comments