Deg Deg: Madaxweynaha Kiladka 4aad Ee Oramiya Oo La Filyo Inu Somaliland Ka Soo Dego

173

Deg Deg: Madaxweynaha Kiladka 4aad Ee Oramiya Oo La Filyo Inu Somaliland Ka Soo Dego

Madaxweynaha Kiladka 4aad Ee Oramiya president lama magarsa Aya La Filaya Inu Maal-Maha Soo Socda Ka Soo Dego Somaliland

president lama magarsa Aya waxa la sheegay inu u soo Jeedo Socdaal u ku iman Doono Somaliland, Socdaalkisaan Oo Ay U Sii Gogal Xaadhaan Wefti Oramiya Oo Sabtidi Ka Soo Degay Caasimada Hargeysa

Iyada u Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadli Doono Arrimaha Ganacsi president lama magarsa Aya La Sheegaya Inu Arrimo Ganacsi La Yeel Doono Somaliland Dhinaca Qaadka

Comments

comments