Deg Deg :-Kominshanka Doorashooyinka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Doorashoyinkii Dalka Ka Dhici Lahaa

112

guddida doorashooyinka Somaliland waxaa ay iminka war cusub ka soo saareen doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa sanadka 2019 horantiisa ee Wakiilada iyo golayaasha deegaanka.

Kominshanku waxaa ay ku dhawaaqeen in  doorashadii baarlamaanka iyo goleyaasha  ay dib uga dhacayso wakhtigii loo qorsheeyey.

Waxay sheegeen in ay ka hor yimaadeen caqabado ay kamid tahay Xisbiga Waddani oo kalsoonidii kala noqday.

Sidoo kale waxaa ay sheegen in ay dhaqaale yaraan hayso

Comments

comments