Deg Deg: Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Af Qalaad Kulah Hadlay Maamulka Puntland

120

Deg Deg: Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo Af Qalaad Kulah Hadlay Maamulka Puntland

Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntland  ku hayaan Somaliland gaar ahaan  deegaanka

Wasiiradu waxaa ay sheegtay in  maamulka Puntland ay dhuxusha ugu badan ay ka raran gobalka Saraar isla markaana ay xaalufiyeen dhirta qoyan waxaana ay sheegtay in xukuumada Somaliland aaney arintaasi aqbali doonin

Comments

comments