Baarlamaanka Somaliland Oo Raali Gali U Diray Shirkada Dahabshiil + Muuqaal

140

Baarlamaanka Somaliland Oo Raali Gali U Diray Shirkada Dahabshiil + Muuqaal

Guddoomiyaha Baarlamaka Jamhuuriyada Somaliland Md Baaashe Maxamed Faarax aya waxa u iskugu Yeedhay Guud ahanba Warbaahinta Somaliland Md Baashe Maxamed Faarax aya “Ugu Horaynba waxa u Carabka Ku Dhuftay Ujeedada U Iskugu Yeedhay Warbaahinta Waxaanu Yidhi Sida  Ta.

Shirkada Dahabshiil Ee Waddaniga Ah Aya waxa ay Noo Soo Gudbiyaan Cabasho ka Dhan ah Warbaahinta Somaliland Qaarkood, Isla Markii Cabashadii Loo Soo Gudbiyey Laynka Booliska Oo Laga Iibiyey Dahabshiil, Wixii waraaqo ah Ee Ducmenti ah Dahabshiil wunu keenay, Aniga Iyo Gudiduna waanu isla Eegnay

 

 

Comments

comments

SHARE