Somaliland: Taliyihe Caarihii Ka Goostay Somaliland oo Puntland Kula Biiray Dagaalka Tukaraq Muuqaalna Iska Duubay.

101

Taliyihii Ka Goostay Somaliland oo Puntland Kula Biiray Dagaalka Tukaraq Muuqaalna Iska Duubay.
Taliyihii dhowaan ka goostay ciidamada Soomaaliland ayaa markii ugu horaysay shaashadaha ka soo muuqday isagoona ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Dawlada SomalilandWaxaanu farriin u diray Muuse Biixi, Ciidamada iyo dhalinyarada kunool gobolada Somaliland

Sarkaal kaan ayaa waxa uu sheegay inay dagaal culus ay la bartilmaameedsan doonaan ciidamaad Somaliland isla markaasna ay weerari doonaan deegaano ka tirsan goboladda Sool iyo Sanaag oo ay fadhiisimo ka samayn doonaan.Isla Markaana Ay Ka Barbar Dagaalami Doonaan Ciidamada Maamulka Puntland Oo Weerar Kusoo Qaadaya Deegaanka TUKARAQ

Comments

comments

SHARE