Saxiixyada Cusub ee Chelsea oo Tababarka la bilaabay kooxdooda ka hor kulanka Sabtida

156

Saxiixyada Cusub ee Chelsea Kepa iyo Mateo Kovacic ayaa tababarka la bilaabay kooxdooda ka hor kulanka Blues ay sabtida ku furan doonto xilli ciyaareedka cusub ee Premier League.

Chelsea ayaa lacagihii ugu badnaa taariikhda kula soo wareegtay goolhayaha reer Spain ee Kepa waxayna u badan tahay inuu ku soo bilaaban doono kulanka berito maadaama uu Courtois ku biiray Real Madrid.

Kooxda reer London ayaa kulankeeda furitaanka horyaalka Ingiriiska beri ka hor tagi doonta Huddersfield.

 

Comments

comments

SHARE