Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Cumar Oo Hada Lagu Soo Celiyey Magaalada Jig-Jiga + Xaalada Jig-Jiga

Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Cumar Oo Hada Lagu Soo Celiyey Magaalada Jig-Jiga + Xaalada Jig-Jiga

Warar Hada Soo Gaadhaye Xafiiska Shabakada Wargane aya waxa ay sheegayan in imika lagu soo celiyey Madaxweynahii Hore Ee Magaalada Jig-Jiga Cabdi Maxamuud Cumar

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar aya waxa saakal abaaro 10 Subaxnimow ay qaatan Ciidamada Gaar ka ah Ee Fadarlka ah Ee Itoobiye ay gabi ahnba Qaatan aya sida imika soo Gaadhayah Xafiiska Shabakada Wargane aya waxa ay xaqiijinan in dib logu soo celiyey imika magalada Jig-Jiga

Ma Jiran Warar Rasmi ah Balse waxa imika la sheegay markay magalada jig-Jiga Mudaharadyo balaadhani ka socdan aya waxa Dib Logu Soo Celiyey

Waxana La Sheegay In ay Dawlada Fadarlka ah Ay U Soo Celiyaan Si U Madaxweyne Uga Sii Ahado Intay Wax Is Bedel ah Ka Dhacayan Magaalada Jig-Jiga

Comments

comments

SHARE