Deg Deg: Cabdi Maxamuud Cumar Iley Oo Hada Madaxweyne Nimadiisi Loo Soo Celiyey Iyo Xaalada Magaalada Jig-Jiga

Deg Deg: Cabdi Maxamuud Cumar Iley Oo Hada Madaxweyne Nimadiisi Loo Soo Celiyey Iyo Xaalada Magaalada Jig-Jiga

Warar Hada Naga Soo Gaadhaye Magaalada Jig-Jiga ay waxa ay Tibaaxayan in imika Dib Logu Soo Celiyey Madaxweyne Nimadiisi u shalay uun iska Casilay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Illey

Kadib markii ay qaatan Ciidamada Milatariga ah Ee Dawlada Faderlka ah Ee Itoobiye aya waxa la sheegaya in Dib Logu soo celiyey Xilki Madaxweyne Nimo Md Cabdi Illay

Iyada oo imika Dabaal Dagyo iyo Fuladayn Badani ay ka socoto Magaalada Jig-Jiga Oo U Imika Laga Bilaabo u madaxweyne ka Yahay Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Illey

Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordhah Kala Soco Shabakada Wargane.com

Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Cumar Oo Hada Lagu Soo Celiyey Magaalada Jig-Jiga + Xaalada Jig-Jiga

Deg Deg: Daawo Qaabkii Loo Jidh Diley Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Qaabkay U Qaatan Ciidamada Milatariga Ah Ee Itoobiye + Xalada Magaalada Jig-Jiga + Muuqaal

 

Comments

comments

SHARE