Somaliland: Prof . Buubaa Oo Dagaalka Jigjiga Si Aan La Filaneen Uga Hadley , Sababta Kaliftey-na Shaaciyey

Siyaasi Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga hadley dagaalada ka soo cubnoodey deeganada Somalida Itoobiya , Waxaana uu sheegay in arintaasi ay tahay arin mihiim ah oo Somaliya , Somaliland iyo Itoobiya-ba sameyn ku yeelaneysa .

Buubaa ayaa sidoo kale caraababey in arintani ay si weyn ugu lug leedahay isbedelka cusub ee raysal wasaaraha Itoobiya Bilaabay

Comments

comments

SHARE