Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Maxamuud Oo Imika Is Casilay

Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Maxamuud Oo Imika Is Casilay

Warar Hada Naga Soo Gaadhaye Magaalada Jig-Jiga Ee Caasimada DDSI Aya waxa La Sheegaya Inu Imika Iska Casilay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Iley gabi ahanba Xilgi Madaxweyne Nimow

Wararka Hada Soo Gaadhaye Xafiiska Shabakada Wargane aya waxa ay sheegayan inu Madaxweyne Cabdi Iley u Xilka u banaayey Culusyo siyaasadad oo ka bilaabmay magalada jig-Jiga

Oo Ila aHaatan Ka Sii Socda Magaalada Diridhaba

Rabshado kasocda magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya ayaa sii xoogaysanaya waxaana dhimashadu maraysaa 8 qof.
Rabshaduhu waxay aad ugu xoogan yihiin Daanta ay diridhaba ka wada degan yihiin Oromada iyo Soomaalida.
Mucaaradka Soomaalida Itoobiya oo shir iyagana uga socdo Gudaha diridhaba waxay sheegeen inay taageersan yihiin in xukunka laga tuuro Cabdi Iley.

Comments

comments

SHARE