Deg Deg: Xisbiga Waddani Oo Xaflad Cajiib Ah Qabsaday + Ujeedada Ay U Qabsadeen + Muuqaal

Deg Deg: Xisbiga Waddani Oo Xaflad Cajiib Ah Qabsaday + Ujeedada Ay U Qabsadeen + Muuqaal

Xaflad balaadhan oo ay ka soo qeyb galeen madaxda sar sare ee xisbiga Waddani ayaa xalay lagu qabtey Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa isla markaana waxaa uu ujeedkeedu ahaa mid casho sharaf loogu sameynaayey qurbo Jooga xisbiga Waddani ee dalka Ku sugan

 

Comments

comments

SHARE