Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Iley Oo Imika Qarka U Saaran In Xilka Laha Tuuro + Ciidamada Federal-ka Ethiopia Oo Gabi Ahanba La Wareegay Maamulka Jig-Jiga + Sababta

Deg Deg: Madaxweyne Cabdi Iley Oo Imika Qarka U Saaran In Xilka Laha Tuuro + Ciidamada Federal-ka Ethiopia Oo Gabi Ahanba La Wareegay Maamulka Jig-Jiga + Sababta

Deg deg!!

Ciidamada dowlada federal-ka Ethiopia ayaa lawareegay dhammaan xarumaha dowlada deegaanka magaalada Jjigjiga waxyar kahor.

Arrintan ayaa timid kadib markii uu Cabdi iley isku dayey inuu qalaalase galiyo deegaanka.

Waxaan ugu baaqayaa shacabku inay isdajiyaan lana shaqeeyaan laamaha amniga, sidoo kale waa inay dhigaan isu soo baxyo ay kutaageerayaan isbadalka cusub iyo qabashada daalimkii tobanka sano dusha kaga taagnaa.

Comments

comments

SHARE