Deg Deg: Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle + Dhimashada Iyo Dhawaaca + Cidi Ka Danbeysay + Muuqaal

Deg Deg: Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle + Dhimashada Iyo Dhawaaca + Cidi Ka Danbeysay + Muuqaal

Qarax Goor Dhoweyd Ka Dhacay Gudaha Magaalada BUUHOODLE
Qarax Xoogan ayaa ka dhacey magaalada Buuhoodle ee gobolka Buuhoodle
Qaraxan ayaa dhacey Salaadii Makhrib ka dib ,Waxaana uu ka dhacey Xaafada lagu magacaabo Xaji Hiirad ka soo horjeedka
Masaajidka Jaamac Dheere ee dhanka Bari ee magaalada Buuhoodle .

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyey in khasaarahaasi uu dhaliyey 2 qof oo dhimasho ah iyo 4 dhaawac ah

Comments

comments

SHARE