Deg Deg: Eng Faysal Cali Waraabe Safar Deg Deg Ah Kaga Baxay Caasimada Hargeysa Iyo Xaga U Sii Jeedo

14

Faysal Cali Waraabe Oo Safar Deg Dega U Anba Baxay Iyo U Jeedka Safarkiisa Gudoomiyaha Xisbig UCID Eng Faysal Cali
Waraabe oo caawa Ku hoyday Magaalada Ceerigaabo, isla markaana Kulan tacsi ah la qaatay eheladii ay dadku kaga dhinteen shaqaaqadii Deegaanka ceeryaan ee Gobolka Sanaag .

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa caawa ilaa barri gali doonaa shirar la xidhiidha soo af jaridda shaqaaqada Deegaankaasi Ceeryaan .

Comments

comments