Somaliland: Madax Dhaqameedka Garxaajis Oo U Hanjabey Madaxii Goob Joogayaasha ” Maykal Jeegaan Waxaanu Leenahay “

Madax dhaqameedka gudida Beelaha Garxaajis oo maanta Warbaahinta kula Hadley Hargeysa waxaa ay hanjabaad culus u direen madaxii goob joogayaasha doorashadii madaxtooyada Somaliland oo ay sheegen in Shirkii beesha Garxaajis wax aaney u qalmin ku sheegay oo uu ku eedeeyey

Madax dhaqameedkaniw waxaa ay xukuumada uga digeen in hadii ninkaasi uu mar danbe dalka ku soo noqdo waxii ku dhacay ay masuulyadeeda qaadi doonto , isla markaana waxaa ay cadeeyen in dunida meel kasta oo uu ka tago in aaney kaga hadhi doonin oo ay dacwad ku furi doonan\

Comments

comments

SHARE