Arsenal oo Singapore ku soo bandhigtay labiskeeda 3-aad ee xiliciyaareedka cusub (Muuqaal)

Arsenal ayaa Singapore ku soo bandhigtay labiskeeda 3-aad ee xiliciyaareedka cusub ee 2018-2019.

Kooxda ayaa horay u soo bandhigtay labiskeeda koowaad iyo midkeeda labaad, waxayna maanta si rasmi ah taageerayaasheeda ugu soo bandhigtay labiskeeda 3-aad.

Waa labiskii ugu danbeeyay ee shirkada Puma ay u soo saarto Arsenal maadaama qandaraaska labada dhinac uu dhacayo sanadkaan.

Kooxda ayaa haatan wadahadal kula jirta shirkadaha kale, waxaana jira warar sheegaya inay heshiis la gaartay Adidas.

Comments

comments

SHARE