Cajiib: Muxu Madaxweyne Farmaajo Ka Yidhi Bandhiga Buugaagta Hargeisa

Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay bandhiga buugaagta ee ka socda magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyey bandhiga buugaagta ee ka socda Hargeysa isaga oo xusay in dadka soomaalida ahi ay leeyihiin af iyo dhaqan hodan ah.

Comments

comments