Wa Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inay Ciidamada Somaliland Dib Uga Soo Guuri Doonan Jiida Hore Ee Tuko-Raq (Xog Culus)

Wa Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inay Ciidamada Somaliland Dib Uga Soo Guuri Doonan Jiida Hore Ee Tuko-Raq (Xog Culus

 

Warar Xogagaal Ah Oo Soo Gaadhaye Xafiiska Wararka Ee Shabakada Wargane News aya waxa ay sheegayan inay Ciidamada Somaliland Ee Ku Sugan Jiide Hore Ee Tuko-Raq ay Dib U Soo Rogaal Celin Doonan Iyo Sababta Keentay

 

Warar sheegaya inay Beesha Caalamku Amar ku siisay Madaxweyne Biixi inu Gabi ahanba Kala Soo Baxo Ciidamada Kaga Jira Dagaalka Jiide Hore Ee Tuko-Raq aya waxa la sheegay inay madaxweyne Muuse Biixi Miiska U Saaran tahay inu kala soo baxo iyo inu ku gacan Saydho Beesha Caalamka

 

Wararka aya sido kala waxa ay sheegaya  inu madaxweyne Muuse Biixi U Qalinka Ku Duugay oo u gabi ahanba ka soo Raxaban Doono Tuko-Raq Balse Xalka Fadhiisin U Noqon Doonta Ciidamada Somaliland

Comments

comments

SHARE