Sacad Cali Shire iyo Syaasad Arrimo dibadeed kala war la’a

Halkani waa Addis Ababa, waa xarunta midawga Afrika, waxaa kulan ku leh danjirayaasha midawga Afrika u fadhiya xarunta midawega Afrika.

Mid ka mid ah diblomasiyiinta ku sugan goobta, ayaan milicsaday, anigoo doonaya inaan hello xog ku saabsan miisaankii siyasadeed ee Somaliland ku lahayd magaalada Addis Ababa, oo marna ah xarunta midawga Afrika, marna ah marinkii Somaliland bulshada caalamka u mari jirtay, markalana ah xaruntii Ethiopia oo ah dalka ay Somaliland mandaqadda iyo qaaradda Afrikada madaw iyo Afrikada cadba ugu dhawdahay.

war waa ka ii danbeeya, waa inoo iyo 04 September haddii allah idmo, laakiin Somaliland iyo masiirkeedii wuxuu ku dhintay Sacad Cali Shire oo siyaasaddii khaarajiga Somaliland albaabada usoo laabay.

Xigasho: Mohammed Abdi Hassan Diridhaba

Comments

comments

SHARE