Deg Deg: Madaxweyne Gaas Oo Hanjabada Hawda U Soo Mariyey Somaliland Iyo Madaxweyne Biixi

52

Deg Deg: Madaxweyne Gaas Oo Hanjabada Hawda U Soo Mariyey Somaliland Iyo Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Puntland oo ku sugan shirka Arrimaha Soomaaliya ee ka socda Brussels ayaa yidhi.” Arrinta Dagaalka Muuse Biixi ka wado Puntland iyo Somaliland Beesha Caalamka waannu u sheegnay Laakiin Beesha caalamku Muuse ma kicinkarto, waxa kicinaya in dadka dhulka iska leh iyo Puntland runta u sheegaan oo kiciyaan “

Comments

comments

SHARE