Deg Deg: Qalbi Dhagax Waanu Casuumi Doona Hargeysana Waan Ku Soo Dhaweyn Doona “Faysal Cali Waraabe + Muuqaal Xasaasi Ah

Deg Deg: Qalbi Dhagax Waanu Casuumi Doona Hargeysana Waan Ku Soo Dhaweyn Doona “Faysal Cali Waraabe + Muuqaal Xasaasi Ah

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ucid oo hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa ka warramay arimo badan wuxuuna ka sheekeeyay xaaladaha maanta dalka ka taagan

Gudoomiyaha faysal ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladaha is barkan ee dalalka deriska la ah somaliland wuxuuna gacan ku dhiigle ku tilmaamay madaxweynaha maamulka itoobiya cabdi maxamuud cumar

Gudoomiye faysal ayaa sheegay inay somaliland ku casuumi doonaan qalbi dhagax sidii ay bile rafle ba ugu casuumeen somaliland .

Eng Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay Cabdikariin Qalbi-dhagax ay ku casuumeen Somaliland oo uu dhawaan Iman doona si weyna loo soo dhaweyn doono.

Qalbi-dhagax, ayaa dbawaan laga soo daayay xabsiyada Ethiopia, waxana Horre Ethiopia ugu gacan gelisay Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Comments

comments

SHARE