War Deg Deg Ah: Suldaan Xasan Iyo Wafti Culus Oo U Hoggaminayo Oo Imika Ka Dagay Puntland + Ujeedada Socdaalkiisa

War Deg Deg Ah: Suldaan Xasan Iyo Wafti Culus Oo U Hoggaminayo Oo Imika Ka Dagay Puntland + Ujeedada Socdaalkiisa

Warar Hada Soo Gaadhayah Xafiiska Shabakada Wargane News Aya waxa ay Xaqiijinayan Inu Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Wafti U Hoggaminayo ay u anbo baxan Maamulka Puntland

 

Waftigan aya sida ay shabakada Wargane ay Helayso waxa ay sheegay inu u Diray Madaxweyne Muuse Biixi Oo u Diray sidi ay ugala soo Hadli Lahayan Colaadaha Tuko-Raq Ee Somaliland iyo Maamulka Puntland

 

Sido Kala Madaxweyne Biixi aya waxa la sheegaya inu la Hadlay Madaxweyne Cabdi-Wali Gaas oo u kala Hadlay Sidi Loo Nabadayn Laha Oo Ciidamada Loo Kala Qaadi Laha Waxana ay wararkaku sheegayan inu wada-Hadaladu ay isla qaatan Lababada Madaxweyne Sidi Loo Dajin laha Colaada Joogtada Noqotay

 

Iyada oo Madaxweyne Biixi wefti u Hoggaminayo suldaanka Guud Ee Beel-weynta Subeera awal u Diray Inay soo Dajinayn Coladaha

 

 

 

Comments

comments

SHARE