Somaliland: “Haddii Aanu Reer Sool Nahay Dagaalka Tuke-Raq Nalaguma War Gelin Dhulkana Anagaa Leh…” Cali Khaliif Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Ay Somaliland Ku Qaaday Tuke-raq

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo shalay magaalada Laascaanood ka furay kala fadhigii 9 aad ee baarlamaanka Khaatumo ayaa waxaa uu si kulul uu uga hadley dagaalka Tuko-raq .

Prof Cali Khaliif ayaa si kulul uga soo hor jeestey dagaalkaasi , isla markaana waxaaa uu cadeeyey in Somaliland aaney dagaalkaasi ka Talo Galinin , isla markaaana dhulka Lagu dagaalamayo ay leeyihiinhadii aan taladiisa laga qeyb galinina meel uu dagalkaasi gaadhayana aanu jirin

Sidoo kale Prof Galeydh ayaa eedihii ugu cuslaa waxaa uu u jeediyey maamulka Puntland waxaana uu carabka  carabka ku dhuftey in Abtirsiinta Ay Puntland la ordeyso ay tahay mid awarka lagu kacsanaayo , balse Puntland aaney danta Khaatumo Iyo Dhul bahante aaney Wadin

 

Comments

comments

SHARE