War Deg Deg Ah: Madaxweyne Biixi Iyo Wefti U Hoggaminayo Oo Safarki U Horeyey U Baxaya Maanta + Gobta Uu Baxayo 

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Biixi Iyo Wefti U Hoggaminayo Oo Safarki U Horeyey U Baxaya Maanta + Gobta Uu Baxayo

Warar Hada Naga soo Gaadhaya Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada Loga Arrimyo Dalka Jamhuuriyada Somaliland aya waxa ay sheegayan inu Madaxweyne Biixi U Safarkii Ugu Horeyey u maanta U Biixi Doono

Maadxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Culus Oo U Hoggaminayo aya waxa ay u jarmadayan Gobalada Barigga Somaliland Gaar Ahan Beelaha Ku Dagaalamayah Ceel-Afweyn Iyo Darar weyna

Wali Ma Jiran Warar Rasmi ah Oo Sheegaya wakhtiga u bixi doono madaxweyne biixi balse wararka ay helayso Shabakada wargane news aya waxa ay sheegay inu bixi Doono Saacadaha soo socda Madaxweyne biixi iyo wefti u Badan Golahiisa Wasiirada

 

Comments

comments

SHARE