Deg Deg: Beesha Baciido Oo Wacad Ku Martay Inaanay Aqbali Doonin Nabadayn Danbe + Kuna Baaqay Dagaal + Qodabo Ay Hoosta Ka Xariiqan

56

Deg Deg: Beesha Baciido Oo Wacad Ku Martay Inaanay Aqbali Doonin Nabadayn Danbe + Kuna Baaqay Dagaal + Qodabo Ay Hoosta Ka Xariiqan

Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Biciide Oo Hoosta Ka Xariiqey Inaanay Ka Qayb Geli Doonin Nabadaynta  Degaanada Ceel Af Weyn + Shuruudo Hor Leh Oo Weftida Hargeisa Ka Anba Baxay La Hor Dhigay [Akhri]

Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Bicide Oo Maanta Kulan Isugu Yimi Ayaa Hoosta Ka Xariiqey Inanay Gebi Ahaanba Ka Qayb Geli Doonin Nabadaynt Degaanka Ceel Af Weyn Waxana Ay Waxgaradkaasi Sheegeen Inaanay Ka Qayb Geli Doonin Nabadayntaas Inta Xukuumadu Gacanta Kuso Dhigayso

Jabhada Gaxajis Ee Samaysatay Tiknikada Taaso Sababtay In Lagu Xasuuqo Caruur ,Dumar Iyo Shaqsiyaad Aan Waxba Galabsan .

‘ ‘ Waxannu Xukuumada Usheegayna Oo Biyo Kama Dhibcaana Inaanay Beesha Biciide Weyne Aanay Nabad Soo Fadhiisanayn Inta Jabhad Hubaysan ee Laga Soo Taakuleeyo Somalia Ay Joogto Jiidi La Doonayey In Nabadu Ka Dhacdo ,Waxa Kale Oo Beeshu Go’aan Ku Gaadhey Inay Iyadu Nabadeeda Ilaashan doonto Maadama Oo Xukuumada Somaliland Xakamayn Kari Weydey Jabhada Ka Dhex Samaysantey Gobolka Sanaag .

Waxa Kale Oo Beeshu Usheegay Shacabka Somaliland Inaanay Udul Qadan Doonin Gacmahana Aaney Ka Laaban Doonin Umula Dooxa Lagu Hayo Maatadooda Iyo Caruurtooda Kana Bixin Doonaan Jawaabo Deg Dega . “

Waxaanu Kuso Gabagabaynaynaa Nabada Anagaa Gacantayada Ku Keenaynaa Ee Xukuumadu Faraha Hakal Baxdo.

Alla Mahad Leh

 

Comments

comments

SHARE