Update: Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Xaalada Gobalka Sool Iyo Dagaalo Culus Oo Lagu Waabariistay Saaka + Khasaarihii Ka Dhashay

Update: Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Xaalada Gobalka Sool Iyo Dagaalo Culus Oo Lagu Waabariistay Saaka + Khasaarihii Ka Dhashay

Saaka subaxnimadii hore ayaa dagaal laysku adeegsaday madaafiic uu dhex maray Ciidanka Somaliland iyo kuwa Maamul goboleed Somalia Ee Putland ee ku sugan Tuka-raq.

Khasaaraha ka dhashay dagaalkan ayaa Lanoogu Sheegay In labada dhanacba dhimasho iyo dhaawac Uu Gaadhay.

Dagaalka Ka Dhacay Deeganka Tukoraq Ayaa Yimid Ka Dib Markii Ay Ciidamada Maamul Goboleedka Somalia Ee Puntaland Jid Gooyo Ugaleen Ciidan Ka Tirsan Somaliland Oo Guranaayey Xaabo Sida Uu Noo Xaqiiyey Goobjooge Ku Sugan Tukoraq.

Comments

comments