Deg Deg: Qarax Culus Oo Imika Muqdisho Ka Dhacay + Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca + Goobta U Ka Dhacay

Deg Deg: Qarax Culus Oo Imika Muqdisho Ka Dhacay + Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca + Goobta U Ka Dhacay

Qarayo ismiidaamin ah iyo weerar toos ah ayaa goor dhaw lagu qaaday xarunta wasaaradda arrimaha gudaha oo ku dhaw isgoyska sayidka.

Qaraxa ayaa markii hore ka dhacay ilinka hore ee wasaaradda arrimaha gudaha xaruntii hore ee Oto Oto, kadib-na waxaa bilaabatay rasaas xoogan oo leys weydaarsanayo, iyadoo warar soo baxaya sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab gudaha u galleen xarunta.

Qof goobta ka agdhow ayaa sheegay in ay jiraan labo dhinac oo dagaallamaya lama ogga waxa ay yihiin.

Comments

comments

SHARE