Deg Deg: Dagaal Imika Ka Qarxay Ceel-Afweyn Iyo Rasaasta Oo La Isla Soo Galay Gudaha Magaalada + Khasaaraha Ka Dhashay

50

Deg Deg: Dagaal Imika Ka Qarxay Ceel-Afweyn Iyo Rasaasta Oo La Isla Soo Galay Gudaha Magaalada + Khasaaraha Ka Dhashay

Dagaal beeleed ayaa dib uga soo cusboonaaday maanta deegaanka Darar weyne ee gobolka Sanaag, khasaare ayaa jira.

Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii maalintii shalay halkaasi lagu dilay hal qof.

Wariyaha Shabakada Wargane ee Ceel-Afweyn ayaa sheegaya in gudaha magaalada Ceel-afweyna laga maqlaayo rasaas ay ridayaan ciidamada Somaliland Kuwaas ka hortaagaya gurmadka ciidan beeleedyada Dararweyn u socda.

Comments

comments

SHARE