Deg Deg: Tirada Dhimashada Dagaalka Beelaha Ceel-Afweyn Oo Ila Imika Socda

Deg Deg: Tirada Dhimashada Dagaalka Beelaha Ceel-Afweyn Oo Ila Imika Socda

War Deg Deg ah oo hada deeganka Ceel Afweyn ka soo gaadhaya shabakada Wargane.com waxaa uu sheegaya in saaka uu dagaal koobani ka dhex qarxay labadii beeleed ee dhawr jeer deegankaasi ku dagaalamay

Dagaalkan saaka ayaa waxaa uu ka qarxay deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn isla markaana waxaa Ilaysnews.com loo sheegay in halkaa lagu dilay Hal nin oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelihii halkaas ku dagaalamaayey

Ciidamada Amaanka ayaa halkaasi ku ruqaansadey isla markaana kala dhex galay , isla markaana wax dagaal ah ayaan hada soconin

Comments

comments

SHARE