Deg Deg: Kooxo Hubeysan Oo Imika Ceel-Afweyn Ku Dilay Wiil Yar + Khasaara Badan Oo Ay Gaystan

44
Deg Deg: Kooxo Hubeysan Oo Imika Ceel-Afweyn Ku Dilay Wiil Yar + Khasaara Badan Oo Ay Gaystan

Waxa Saaka Dabley Hubeysan oo Beryahan Isko Uruursanayaysay Duuleedka Degaanka Dararweyne Weerar Ku Qaaden Wiil Yar 14 Jir ah oo Dhaan Wada

Waxa Saaka Dabley Hubeysan oo Beryahan Isko Uruursanayaysay Duuleedka Degaanka Dararweyne Weerar Ku Qaaden Wiil Yar 14 Jir ah oo Dhaan Wada Iyado Halkaas Wiilki Lagu Dilay.

Waxaana Lagu soo waramaya inay Halkaas Maleeshiyo Beeledyo ka Tirsan Beesha Wiilkaasi Goobti Dilko Ka Dhacay Yimaaden Iyado Hadda Halkaasi Isko Hor Fadhiyaan Labadi Maleeshiyo Beeled, Waxaana Goobahas Ku Baxay Ciidamada Qaranka oo Xarun Ku Leh Magaalada Dararweyne.

Beesha Weerarkan Saaka Wiilka Yar Ku Dishay aya Hore Dhowr Jeer Uga Cabanaysay In Heshiiski Laga Baxay Iyado Weeraro lagu Soo Qaaday.

Xaalada Degaanadaasi aya Kacsan Ka Dib Dilka Foosha Xuma ee Saaka Halkaasi Ka Dhacay.

Comments

comments

SHARE