Deg Deg: Dagaalo Culus Oo Imika Ka Bilaamay Beelaha Ceel-Afweyn + Khasaaraha Ka Dhashay

Deg Deg: Dagaalo Culus Oo Imika Ka Bilaamay Beelaha Ceel-Afweyn + Khasaaraha Ka Dhashay

War De Dega:Dagaal Beeleedo Dib Uga Soo Cusboonaaday Degmada Ceel-Afweyn+Khasaaraha Ka Dhashay

Wararka Aanu Ka Helayno Degmada Ceel-Afweyn Ayaa Sheegaysa In Saaka Dagaal Beeleedo Dib Uga Qarxeen Deegaano Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn

Deegaanka Dararweyne Ayaa Lagu Dilay Hal Qof Oo Kasoo Jeeda Beelihii Dhowaan Ku Dagaalamay Deegaankaasi

Waxaana Halkaasi Ka Bilaamay Sansaan Colaadeed.Inkasta Oo Ay Halkaasi Degen Yihiin Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland

Goob Jooge Ku Sugan Deegaanka Dararweyne Ayaa Xaqiijiyey Inay Dhimashadu Tahay 1 Ruux Halka Dhaawacyo Kalana Jiraan,

Comments

comments

SHARE