War Deg Dega:Xukuumada Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey Iyo Masuul Cusub Oo La Magacaabay

War Deg Dega:Xukuumada Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey Iyo Masuul Cusub Oo La Magacaabay

Xukuumada Somaliland Ayaa Goor Dhoweyd Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey Cali Jaamac Maxamuud(Cali Darwiish) Kadib Markii Uu Xilka Hayey Mudo Ku Dhowaad Todoba Bilood

Waxaana Xilka Gudoomiye Nimo Ee Degmada Dhoqoshey Loo Magacaabay Maxamuud Seeteeye Oo Kamid Ahaa Saraakiishi Sida Weyn Ula Soo Halgan Tay Xisbiga KULMIYE,

Gudoomiyaha Cusub Ee Xilka Loo Magacaabay Oo Aan Goor Dhoweyd Telefanka Kula Xidhiidhay Ayaa Dhankiisa Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabay Isaga Oo Soo Dhoeeyey Kana Mahad Naqay Xilka Loo Maacaabay,Sidoo Kale Waxa Uu Gudoomiyuhu Fariin U Diray Bulshada Kunool Deegaankaas Oo Ugu Baaqay Inay Midoobaan Isla Markaana Gacmaha Isku Qabsadaan Horumarka Degmadooda

Comments

comments

SHARE