Deg Deg: Madaxweyne Biixi Oo U Jabaabay Madaxweyne Farmaajo Farrinti Uu Soo Diray Somaliland Iyo Ciidamada Tuko-Raq

Deg Deg: Madaxweyne Biixi Oo U Jabaabay Madaxweyne Farmaajo Farrinti Uu Soo Diray Somaliland Iyo Ciidamada Tuko-Raq

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Jawaabey Baaq Uu Farmaajo U Soo Jeediyey Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta ka jawaabey hadalo madaxweynaha Somaliyaka soo yeedhay maalintii 1 july kuwaas oo ku saabsanaa in xaalada Tuko-raq nabad lagu soo dabaalo

Madaxweynaha Somaliland oo maanta la kulmay Gudidda caalamiga ah ICRC ayaa waxaa uu sheegay in Hadalka ka soo yeedhay Farmaajo ee xabbad joojintu uu yahay tallaabo hore loo qaaday, kana mid ahaa qodobadii Qaramada Midoobay iyo beesha Caalamkuba ay soo jeediyeen in la fuliyo, Somaliland-na dhinaceeda beesha caalamka ay hore uga aqbashay.

Comments

comments

SHARE