Deg Deg: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Hubeysan Oo Hada Soo Galay Xadka Somaliland Iyo Ciidamada Somaliland Heegan Culus Galay + Dagaal Ka Bilaabay

46

Deg Deg: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Hubeysan Oo Hada Soo Galay Xadka Somaliland Iyo Ciidamada Somaliland Heegan Culus Galay + Dagaal Ka Bilaabay

Ciidamada Puntland Oo Bilaabay Daan-daansi Hor Leh,Iyo Ciidanka Qaranka Oo Soo Bandhigay Hub Cabsi Geliyey Ciidanka Puntland+Tirada Dadka Ka Barakavay Deegaanka TUKARAQ

Cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay saacadihii ugu dambeeyey ka ruuqaan sadeen fariisimadii ay ku sugnaayeen ayna kaabiga saareen goobaha ay dhufaysyada kaga jiraan ciidamada Soomaaliland.

 

Ciidamadaan oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka  ayaa la sheegay inay fariisimo horleh ka samaysteen deegaamo aad u durugsan oo dhanka koonfureed iyo Bari kaga beegan deegaanka Tukaraq.

Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Siweyn Isugu Diyaariyey Inay Ka Jawaabaan Hadi Puntland Dagaal Kusoo Qaado,Waxaana La Sheegay In Ciidamada Somaliland Amar Ku Haystaan Inay Soo Xidhaan Xuduudka Hadii Ay Puntland Gardarada Joojin

Weydo,Waxaana Siweyn Looga Cabsi Qaba In Markale Halkaasi Dagaal Ku Dhexmaro Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland

 

Dhinaca kalena, wararka qaar ayaa sheegaya in ku dhowaad 3,000 oo qoys ay muddo bil gudeheed ah ka barakeceen magaalooyinkaTukaraq ee gobolka Sool, kuwaasi oo gaarey deegaamo kale.

Comments

comments

SHARE