“Miyey Kala Socdaan Misa Way Wada Socdaan” Cali Gurey”

Ninka hankiisii siyaasadeed la burburiyay waa Cabdiraxmaan Cirro. Axmed Mire iyo Gaboose miyay wada socdaan mise way kala socdaan Cirro isagu ka shubye. Halkan hogaamiye dhaqameed iigama muuqdo. Waddani bal aynu eegno inu wax u kordhiyo shirkan la soo gebogebeeyay khayrkiisa Ilaahay ha ina siiyo sharkiisana Alleh ha inaga duwo eh. Waar ninkii Siciid Sulub iyo Duur ma laga yaaba inay goostaan midhihii ay tabceen ragii soo abaabulay shirkan. Kolay shirkan midhihiisa cid uun baa goosan doonta eh suga

Comments

comments

SHARE