‘’ Nin Walba Waa Ku Jiq ‘’.Guruuje

‘’ nin walba waa ku jiq ‘’.

Waxa la yidhi,sheekaba sheeko ayay keentaaye,habeenkii snm hargaysa soo galaysay ayaa Saqdii dhexe buuraha sheekh cumar lasoo dul fadhiistay ,dabeeto mujaahid dhagawayne oo ciidanka watay baa eegay hargaysa,mise way muuqataa ,markaasuu hareerihiisa eegay mise waa mujaahidiin amusan ,markaasuu hoostiisa eegay mise waa taliskii Morgan oo inyar u jirra ,markaasuu yidhi ,inagga ,faqashta iyo shacabkaba Caawa nin walba waa ku jiq ‘imika waa halkaase maanta xaaladdu adeerkay muuse waa ku jiq ,abtigay cirana waa ku jiq ,isaaq na waa ku jiq ,Somaliland waa ku jiq nin walbana waa ku jiq .

Halistaa intaan ka afeeftay ,
Waliba hiif iga gaadhay ,
Hagar laawe II geli buugga ,
Taariikhda aan wax halmaamin .

Comments

comments

SHARE