Deg Deg: Wakhtiga Rasmiga Ah Ee U Soo Xidhmayow Shirka Beel-Weynta Garxajis + Xog Culus Oo Imika Ka Soo Baxday

Deg Deg: Wakhtiga Rasmiga Ah Ee U Soo Xidhmayow Shirka Beel-Weynta Garxajis + Xog Culus Oo Imika Ka Soo Baxday

 

Iyada Oo U Sideedii Maalmood ee ugu danbeeyey uu shir uga socdey buurta gacan libaax ee gobalka Saaxil Beesha Garxajis Aya waxa au Xidhamayah Sida ay shabakada Wargane Helayso

 

 

Shirkan ayaa sida ay shabakada Wargane.com ka heshay ilo xog ogaal ah waxaa la filayaa in maalinta bari ah uu soo xidhmo , in kasta oo aaney ilaa hada si rasmi ah wakhtiga uu soo xidhmaayo shirku aaney shaacinin guddidii maamuleysay  .

 

Sidoo kale waxaa shirkan ku sii jeeda saladiinta  iyo madax dhaqameedka beelaha lagu casuumay inay ka soo qeyb galaan xidhitaanka shirkan.

 

 

Bulshada Somaliland ayaa waxaa ay si xoogan ugu dheg taageysaa qodoabada ka soo baxi doona shirkan mudada socdey

Comments

comments

SHARE