Deg Deg: Shirkii Beelweynta Garxajis Oo Si Toos Ah Uga Socda Buurta Gacan Libax Iyo Beelaha Ka Soo Qayb Galay + Beelaha Jeegaanta Oo Laga Mamnuucay

39

Deg Deg: Shirkii Beelweynta Garxajis Oo Si Toos Ah Uga Socda Buurta Gacan Libax Iyo Beelaha Ka Soo Qayb Galay + Beelaha Jeegaanta Oo Laga Mamnuucay

Waxaa maanta galinka danbe la filayaa in uu si rasmi ah u soo gabo gaboowo shir muddo 9 cisho ah buurta gacan Libaax uga socdey Beesha Garxajis .

Shirkan ayaa gunaanadkiisa waxaa lagu casuumay qaar ka mid ah beelaha Somaliland waxaana ilaa hada gaashey Buurta gacann Libaax madax dhaqameed kala kala socda Beelaha .

1. Beesha Warsan Gali

2. Beesha Dhul Bahante

3. Beesha Ciise

4. Beesha Samaroon

5. Beesha Fiqishini

6. Beesha Sheekhaal

7. Beesha Ayuub

8. Beesha Arab

Sidoo kale waxaa la filayaa inay saacadaha soo socda ay halkaas gaadhan qaar ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland oo shirkaasi lagu casuumay .

Comments

comments

SHARE