War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Joojiyey Saraf U Bixi Laha Iyo Isku-Shaandhayn Culus Oo Miiska U Saarnayad + Sababta 

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Joojiyey Saraf U Bixi Laha Iyo Isku-Shaandhayn Culus Oo Miiska U Saarnayad + Sababta

Warar Lagu kalsoon yahay Oo Hada Soo Gaadhaye Xafiiska Warbaahinta Shabakada Wargane News aya waxa ay Xaqiijinayan Safar U Maanta Bixi Laha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo  u bixi laha Deeganada Tuko-Raq Iyo Gobalka Laascaanood U Joojiyey

Sido Kala Madaxweyne Biixi aya waxa u joojiyey Isku Shaandhayn ay u Hadhsanayd in la ansixiyo oo u qalinka Ku Duugo Uun Iyada oo isku Shandhaynto miiska u saarnayd modooyinki Ugu Danbeeyey

Sababta u joojiyey Madaxweyne Biixi aya la sheegay sida ay wararku nagu soo gadhayan inta u dhinac u dhacayo shirka Beelaha Garxajis Ee Ka Socdo Buurta Gacan Libax Ee Tol-Wanaaje

Sida Dartad Madaxweyne Muuse Biixi aya socdaalkiisi Iyo Isku-Shandhayntiiba U joojiyey Qodabada Ka soo Baxaye Shirka Beelaha Gar-Xajis Ee Tol-Wanaaje

 

Comments

comments

SHARE