Deg Deg: Siyaasi Cali Gurey Oo Hada Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis Ee Laga Mamnuucay Beelaha Subeer Awal Iyo Habar Jeclo

Deg Deg: Siyaasi Cali Gurey Oo Hada Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis Ee Laga Mamnuucay Beelaha Subeer Awal Iyo Habar Jeclo

Siyaasi Cali Gurey Oo Hada Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis Ee Laga Mamnuucay Inay Ka Soo Qayb Galan Masuuliyiinta Iyo Madax-DHaqameedka Beelaha Jeegaanta Ee Subeer Awal Iyo Habar Jeclo

Salaadiinta aan ka soo jeedin reerka Garxajis ee ka qayb gasha shir ay mamnuuc ka yihiin dhigooda Habar Awal iyo Habar Jecelo waxay u badheedheen godob ee haddaba ha ogaadeen. Waayo shir dhaqan waa laga duway shir siyaasadeed baa laga dhigay

Comments

comments

SHARE