Deg Deg: Dagaalo Culus Oo Caawa Ka Bilaamay Deeganka Tuko-Raq Iyo Ciidamada Maamulka Puntland Oo U Soo Gudbay Xudooda Somaliland

Deg Deg: Dagaalo Culus Oo Caawa Ka Bilaamay Deeganka Tuko-Raq Iyo Ciidamada Maamulka Puntland Oo U Soo Gudbay Xudooda Somaliland

Warar Hada Naga Soo Gaadhayah Aya waxa ay Sheegayan in Caawa Fiidki ila 8 Habeenimo ay Ciidamada Maamulka Puntland U Soo Gudban Xudooda Somaliland iyo Dagaal Dhex Maray Ciidamada Somaliland

Wararkan Hada Soo Gaadhayah Xafiisk Wararka Ee Shabakada Wargane aya waxa ay Xaqiijinayan sida lagu soo warinayo in Ciidamada Maamulka puntland ay hore u soo Guuran Fadhiisinadoodi oo ay caawa ila 5 Km ay hore ugu soo Ruqansadan Xudooda Somaliland

Ma Jiran warar rasmi ah oo la soo xaqiinayo balse Goob Joogayal ku sugan Goobta Aya waxa ay sheegayan in caawa dhawaaqa Rasaasta Laga Maqlayo Tuko-Raq Gudaheeda a

 

La Soco Wixii Warra Ah Ee Danbe Shabakada wargane.com

Comments

comments

SHARE