Deg Deg: Ex Wasiir Cadaani Oo Hoggaminayah Laacibiinta Isku-Shandheynta Madaxweyne Biixi Miiska U Saaran Iyo Xilka Loo Magacaabayo

17

Deg Deg: Ex Wasiir Cadaani Oo Hoggaminayah Laacibiinta Isku-Shandheynta Madaxweyne Biixi Miiska U Saaran Iyo Xilka Loo Magacaabayo

Warar Naga Soo gaadhaye Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Ee U Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid aya waxa la sheegaya inu isku shaandhayn Balaadhan Soo Wado Oo Ay Ku Jiraan siyaasiyiin caan ah

Isku Shaandhaynta Madaxweyne Biixi Miiska U Saaran aya waxa la sheegaya inu hoggaminayo ex wasiir Cismaan Cabdillahi Saxariid Oo Hore U Ah Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland Ee Xukuumadi Hore Ee Madaxweyne Silanyo

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi aya sida ay wararku sheegayan waxa u Magacaabayo ex wasiir Cadaani Afhayeenka Qasrigga Madaxtooyada Jsl Iyada Oo Lagu Bedeli Doono Maxamuud Warsame Jaamac

Comments

comments

SHARE